Dec
04
Waxaa soo diray:
Xarakada Alshabaab, ayaa tacsi u dirtay eheladii iyo dadka muslimiinta ah ee ay ka geeriyoodii dadkii muslimka ahaa ee ku dhintay qaraxii ka dhacay hoteelka Shaamo ee magaalada Muqdisho.
Afhayeenka kooxda Al-shabaab Sh. Cali Maxamuud Raage, ayaa yiri, "dadkii muslimiinta ahaa ee aan waxba galabsanin ee ku waxyeeloobay dhibaatada ka dhacday Hotel Shamo, dadkaas oo ah macalimiintii, ardadii iyo dadkii shacabka ahaa ee kaleeto ee meeshaas yimiday ee dhibaatadu ku gaartay, waxaanu leenahay in alla intii muslimiin ah ee aan wax galabsan ee meeshaas ku jirtay, Ilaahay Subxaanahu watacaalaa ha u naxariisto eheladoodiina samir iyo iimaan ha ka siiyo, dhamaan dadka muslimiinta ahna ilaahay subxaana watacaalaa samir ha ka siiyo."
Gabayo cusub: